Call Us: (252) 05 829990

Hassan Shaakir

April 09, 2016
Hassan shaakir salaam musharaka

Macaamilkii na dhex maray aniga iyo SALAAM BANK waxa uu ahaa mid horumar ii ah waxana ka dhaxlay dukaan ganacsi oo aan ka codsaday inay ii maalgaliyaan kaas oo hada aan si wanaagsan uga ganacsado suuqa way nee Boosaaso.

Kadib heshiiskayagii SALAAM waxay lacagtiisi oo kaash ah ku wareejiyeen ninkii iska lahaa carwada iyadoo kadibna ani la igu wareejiyay waxana helay macaamiil iyo faa’iido anigoo ugu dambayna dhamaan lacagtii la iigu maalgaliyay carwada u celiyay Bangiga SALAAM.

Waxaan ugu baaqayaa dadka haya fikradaha ganacsi ama doonaya inay horumar sameeyaan inay la macaamilaan SALAAM BANK oo aan ku raja waynahay inay ka helayaan maalgalin xalaal ah oo ay risiq xalaal ah ka helayaan.

More options